No title


 1:Waxaad shegta ninki Ibliis isku so shabahay dagalki badar? J: Wa Suraaqa binu Malik.

2: Waxaad shegta saxaabigi ku dhashay kacbada dhexdeda? J; Xakiim bini xizaam(RC)

3: Waxaad shegta ninka kaliye ee nebiga (scw) uu dilay? J; Ubay binu khalafa.

4: Waxaad shegta qofka ugu horeya ee janada geli dona? J; waa Nebi moxamad  (scw).

5: Waxaad shegta qofki ugu horeyay ee qof dilay adunka korkisa? J; Waa Qaabiil.


Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post