Suaalo iyo jawaabo diini ah oo adag

1: Sheeg kumuu aha qofki ugu horeyay ee qora (Bismillahi AL raxmani Al raxiim).?wa nebi suleyman(cs)

2: Sheeg nebigii xanuunsana 18 sano? 3 waa nebi AYUUB(CS)

3: Sheg imisa ayey ahayen musliminta dagalki mu,ta? wexey ahaayen 3,000

4:Sheeg magicii calimki muslimka aha ee lo yaqanay Aabihi kimistiriga(chemistry)? waa Jabir binu xayan

5: Sheeg kumu aha gabyagii rasuulka (scw)?  wa xassaan binu thabit


Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post