Xaaskagu weysadsa maka jebisaa?

 Mas,alada ah dumarka iyo raga tabashada weysada ma isaga jebiyaan wa mas,ala leysu khilafsan yahay

ila xiligi sabaxabada.




Al imaam alshafici (raxmatualli caley) wuxa uu qaba in tabashada raga iyo dumarka dhexmarta eey jebineyso weysadsa iyo culimo kale oo lamid ah dhanka kle culimada qaar aya qaba in tabashada dhex marta raga iyo dumarka is qabo aney jebineynin weysada 


Culimadu labada wado uun bey kala mareen lkn markii eey noqoto labada kebaa rajaxsanDaliilka marki lafiiriyo waxa xoogbadan in raga iyo dumarka isqabo eeysan weysada kala jebin taabashada.

daliilkeduna waxa weye { sunan abii aa,uud} in nebigena (scw)_Xasaskiisa intu dhunkado kadipna uu dukan jiray asigon weysa qadanin. 


Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post